Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester City Vs Arsenal: Mikel Arteta Oo Is badal Ku Sameeyay Shaxdiisa

Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester City Vs Arsenal: Mikel Arteta Oo Is badal Ku Sameeyay Shaxdiisa


Tababaraha Kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Leicester City kulanka adag ee ka dhici doona garoonka King Power Staduim.

Mikel Arteta ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Holding, Aubameyang, Bellerin, Ska iyo Odegaard.

Waxa uu shaxdiisa ku bilaabay xiddigaha Willian, Elneny, Pepe, Lacazette iyo xiddigo kale si uu u nasiyo xiddigaha muhiimka u ah kooxdiisa.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Leicester City:

Schmeichel, Castagne, Soyuncu, Evans, Thomas, Ndidi, Tielamans, Pereira, Iheanacho, Barnes, Vardy


Kaydka:

Ward, Albrighton, Amartey, Under, Choudhury, Mendy, Fuchs, Daley-Campbell, Tavares


Arsenal:

Leno, Soares, Mari, Luiz, Tierney, Elneny, Xhaka, Willian, Smith Rowe, Pepe, Lacazette


Subs:

Ryan, Bellerin, Saka, Ceballos, Odegaard, Aubameyang, Holding, Partey, Martinelli


Source: laacibfm.com

SHARE