Shaxda Rasmiga Ah Ee Sheffield United Vs Liverpool: Klopp Oo Shax La Yaab Leh Ku Soo Galay.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Sheffield United Vs Liverpool: Klopp Oo Shax La Yaab Leh Ku Soo Galay.


Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Sheffield United kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Tababare Jurgen Klopp ayaa shaxdiisa ku bilaabay Goolhaye Adrian kaas oo badal u noqday Goolhaye Alisson oo gabi ahaan seegay kulanka.

Dhanka kale Klopp ayaa daafaciisa ku wada bilaabay xiddigaha Kabak, Phillips.

Weerarka waxa hogaaminaya xiddigaha Salah, Firmino iyo Mane.

Dhanka kale Waxa gabi ahaan shaxda seegay xiddigaha Jota iyo Fabinho halka ay Milner iyo Keita kaydka ku jiraan.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Sheffield United:

Ramsdale, Ampadu, Jagielka, Bryan, Baldock, Norwood, Lundstram, Fleck, Stevens, McBurnie, McGoldrick.


Kaydka

: Foderingham, Sharp, Mousset, Lowe, Burke, Osborn, Brewster, Ndiaye, Maguire.


Liverpool:

Adrian, Alexander-Arnold, Kabak, Phillips, Robertson, Jones, Wijnaldum, Thiago, Salah, Firmino, Mane.


Kaydka

: Ojrzynski, Milner, Keita, Oxlade-Chamberlain, Shaqiri, Origi, R Williams, N Williams, Hughes.


Source: laacibfm.com

SHARE