Shaxdii Ugu Fiicnayd Bishii February Ee Premier Legaue Oo La Soo Saaray.

Shaxdii Ugu Fiicnayd Bishii February Ee Premier Legaue Oo La Soo Saaray.


Shabakda whoscored ayaa soo saartay shaxdii ugu fiicnayd horyaalka Premier League ee bishii February ee la soo dhaafay.

Horyaalka Premier League ayaa la ciyaaray bishii February kulamo xiiso leh oo waaweyn kana tirsan horyaalka Premier League.

Shabakada Whoscored ayaa soo xushay Xiddigaha qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay bishii la soo dhaafay ee February.

Kooxaha Man United iyo Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig shaxda ugu fiican premier League bishii February.

Kooxaha Aston Villa, Wolves, Brighton, Fulham, Leicester City, West Brom iyo Tottenham ayaa dhankooda min hal xiddig ku lahaa shaxd


Source: laacibfm.com

SHARE