Tartanka Gool Dhalinta Horyaalka Premier League Oo Meel Xiise Leh Maraya & Salah Oo Wali Hogaaminaya

Tartanka Gool Dhalinta Horyaalka Premier League Oo Meel Xiise Leh Maraya & Salah Oo Wali Hogaaminaya


Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii hogaaminaya gool dhalinta horyaalka premier League xilli ciyaareedkan kadib todobaadkii 26-aad.

Mohamed Salah ayaan wax gool ah dhalin todobaadkan laakiin wali waxa uu 2 gool ku hogaaminayaa gool dhalinta horyaalka Premier League xiddiga.

Waxa kaalinta 2-aad ku jira xiddiga Man United ee Bruno Fernandes kaas oo aan dhankiisa wax gool ah dhalin horyaalka premier League todobaadkan.

Xiddiga Kooxda Tottenham ee Harry Kane oo ah xiddiga kaliya ee gool dhaliyay xiddigaha u tartamaya gool dhalinta isaga oo dhaliyay gool kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaadhay Burnley.

# Player Team Nationality Goals
1.
Mohamed Salah
Liverpool Egypt
17
2.
Bruno Fernandes
Manchester United Portugal
15
3.
Harry Kane
Tottenham England
14
4.
Dominic Calvert-Lewin
Everton England
13
5.
Patrick Bamford
Leeds England
13
6.
Son Heung-Min
Tottenham South Korea
13
7.
Jamie Vardy
Leicester England
12
8.
Ilkay G√ľndogan
Manchester City Germany
11
9.
Callum Wilson
Newcastle England
10
10.
Ollie Watkins
Aston Villa England
10


Source: laacibfm.com

SHARE