WARBIXIN: Sergio Ramos & Daafacyada Ugu Goolasha Badan Taariikhda Kubada Cagta Oo La Soo Saaray.

WARBIXIN: Sergio Ramos & Daafacyada Ugu Goolasha Badan Taariikhda Kubada Cagta Oo La Soo Saaray.


Kabtanka Kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa hogaaminaya daafacyada goolasha ugu badan dhaliyay taariikhda kubada cagta isaga oo dhaliyay 126 gool 890 kulan.

Xiddiga oo 16 sano ku qaatay Real Madrid ayaa dhawaan bilaabay laagadashada rikoodhayaasha kooxdu hesho.

Xiddiga ugu soo dhaw ee dhanka goolasha ayaa ah daafaca René Aufhauser kaas oo dhaliyay 79 gool 455 kulan oo uu ciyaaray.

Halyeeyga reer Belguim ee Daniel Van Buyten ayaa ku jira kaalinta 3-aad isaga oo dhaliyay 72 gool 566 kulan isaga oo la mid ah Halyeeyga Chelsea ee John Terry kaas oo dhaliyay 72 gool laakiin ay ku qaadatay 784 kulan.


Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska daafacyada ugu goolasha badan taariikhda kubada cagta:

  1. Sergio Ramos (126 goals in 890 games)
  2. René Aufhauser (79 goals in 455 games)
  3. Daniel Van Buyten (72 goals in 566 games)
  4. John Terry (72 goals in 784 games)
  5. Branislav Ivanovic (66 goals in 691 games)
  6. Naldo (65 goals in 510 games)
  7. John Arne Riise (64 goals in 732 games)
  8. Sergey Ignashevich (64 goals in 801 games)
  9. Aleksandar Kolarov (62 goals in 588 games)
  10. Willem Janssen (59 goals in 466 games)
  11. Roberto Carlos (58 goals in 445 games)
  12. Gerard Pique (58 goals in 708 games)
  13. Dani Alves (58 goals in 847 games)
  14. Jan Vertonghen (55 goals in 704 games)
  15. Chris Janssens (54 goals in 248 games)
  16. Philippe Clement (54 goals in 426 games)
  17. Juan Cuadrado (54 goals in 478 games)
  18. Maxwel Cornet (53 goals in 258 games)
  19. David Alaba (49 goals in 510 games)
  20. Jesus Navas (49 goals in 776 games)
  21. Luisao (48 goals in 567 games)
  22. Andreas Holzl (47 goals in 312 games)
  23. Daniel Wass (47 goals in 428 games)
  24. Gary Cahill (47 goals in 566 games)
  25. Mijat Maric (46 goals in 283 games)


Source: laacibfm.com

SHARE