Barcelona Oo Ah Hogaamiyayaasha Horyaalka La Liga Sanadka 2021, Qaab Noocee Ah.

Barcelona Oo Ah Hogaamiyayaasha Horyaalka La Liga Sanadka 2021, Qaab Noocee Ah.


Kooxda Barcelona ayaa ah kooxda ugu fiican horyaalka La Liga tan ilaa bilowgii sanadka 2021 iyada oo kooxda Barcelona aan wax guuldaro ah la kulmin ilaa haatan sanadka cusub.

Xaqiiqada ayaa ah in Kooxd Ronald Koeman hogaaminayso horyaalka La Liga sanadka 2021 iyaga oo guul gaadhay 9 kulan hal kulan oo kalena bar-baro galay.

Kooxda Barceona ayaa heshay 28 dhibcood oo ay kaheleen 10 kulan oo ay ciyaareen horyaalka La Liga ilaa haatan Ciyaareen.

Kooxda Atletico Madrid ayaa dhankeeda heshay 23 dhibcood 10-kii kulan ee ay ilaa haatan ciyaartay horyaalka La Liga sanadka 2021.

Arinta la yaabka leh ayaa ah in ay kooxda Real Madrid kaliya heshay 20 dhibcood 10-kii kulan ee ay ilaa haatan ciyaareen horyaalka La Liga sanadka 2021.


Source: laacibfm.com

SHARE