Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs Sevilla: Koeman Oo Aan Is Badal Ku Samayn Shaxdiisa


Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Sevilla kulanka lugta 2-aad ee Semi-finalka Copa del Rey-ga.

Ronald Koeman ayaan wax is badal ah ku samayn shaxdii uu kaga hor tagay Sevilla Sabtidii iyada oo xiddiga Da’yarka ah ee Pedri taam u noqday kulanka.

Koeman ayaan ku soo galay 5 daafac ah xilli uu kaydka dhigay xiddiga Griezmann iyada oo Dembele iyo Messi wada hogaaminayaan weerarka.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Barcelona:

Ter Stegen, Mingueza, Piqué, Lenglet, Dest, Alba, Busquets,De Jong, Pedri, Dembelé, Messi.


Kaydka

: Neto, Iñaki Peña, Griezmann, Braithwaite, Riqui Puig, Trincao, Umtiti, Junior, Ilaix.


Sevilla

: Vaclik; Aleix Vidal, Koundé, Diego Carlos, Acuña; Fernando, Jordán, Oliver Torres, Suso; En-Nesyri y De Jong.


Kaydka

: Javi Díaz, Sergi Gómez, Rekik, Ocampos, Gudelj, Rakitic, Munir, Jesús Navas, Papu Gómez.


Source: laacibfm.com

SHARE