Shaxda Rasmiga Ah Ee Crystal Palace Vs Man United: Solskjaer OO 4 Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Crystal Palace Vs Man United: Solskjaer OO 4 Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.


Tababaraha Kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kga hor iman doono Crystal Palace kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa 4 is badal ku sameeyay shaxdii bar-baraha la gashay kooxda Chelsea Axadii horyaalka premier Legaue.

Xiddigaha Henderson, Bailly, Matic iyo Cavani ayaa ku bilowday shaxda Red Devils xilli ay badaleen De Gea oo gabi ahaan ka maqan Liiska, Lindelof, MacTominay iyo James oo kaydka fadhiya.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Crystal Palace:

Guaita, Ward, Cahill, Kouyate, Van Aanholt, Townsend, McCarthy, Milivojevic, Eze, Ayew, Benteke.


Kaydka:

Butland, Dann, Schlupp, Kelly, Hannam, Riedewald, Wickham, Batshuayi, Mateta.


Man United:

Henderson, Wan-Bissaka, Bailly, Maguire, Shaw, Fred, Matic, Fernandes, Greenwood, Cavani, Rashford.


Kaydka:

Grant, Lindelof, Williams, Tuanzebe, Telles, McTominay, Shoretire, Diallo, James.


Source: laacibfm.com

SHARE