Solskjaer Oo Kashifay Sababta Uu David De Gea Uga Maqan Yahay Shaxda Kooxdiisa Kulanka Crystal Palace.

Solskjaer Oo Kashifay Sababta Uu David De Gea Uga Maqan Yahay Shaxda Kooxdiisa Kulanka Crystal Palace.


Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjær Ayaa kashifay sababta uu Goolhaye Davi De Gea ku seegayo kulanka Crystal Palace ee horyaalka premier Leageu.

Solskjær ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Crystal Palace kulan ka tirsan premier League waxana gabi ahaan shaxda ka maqan Goolhaye David De Gea.

Ka hor kulanka Solskjær Oo la hadlaya MUTV ayaa yidhi”David De Gea waxa uu lahaa ario shaqsi ah sidaas darteed waanu fasaxnay”.

De Gea ayaa kulankii chelsea soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo sameeyay badbaadino cajiib ah kooxdiisana ku sii hayay ciyaarta.


Source: laacibfm.com

SHARE