Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Chelsea: Shaxda Ay Ku Soo Galeen Labada Tababare

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Chelsea: Shaxda Ay Ku Soo Galeen Labada Tababare


Tababarayaasha Liverpool iyo Chelsea ee Thomas Tuchel iyo Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka ka dhici doona Anfield.

Tababare Jurgen Klopp ayaa 2 is badal ku sameeyay shaxdii kulankii ugu dambaysay ee horyaalka premier League.

Xiddigaha Alisson iyo Fabinho ayaa ku soo laabtay shaxda iyaga oo badalay Adrian iyo Philippes kuwaas oo kulankii ugu dambeeyay ciyaarayay.

Dhanka kale tababare Tuchel ayaa shaxdiisa Ugu adag isaga oo weerarka tooska ah ka ciyaarsiinaya xiddiga Timo Werner.


Shaxda Rasmiga AH Ee Kulanka:


Liverpool:

Alisson, Alexander-Arnold, Fabinho, Kabak, Robertson, Wijnaldum, Jones, Thiago, Mane, Firmino, Salah.


Kaydka:

Adrian, Milner, Keita, Oxlade-Chamberlain, Jota, Shaqiri, Origi, R Williams, N Williams.


Chelsea:

Mendy, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, James, Jorginho, Kante, Chilwell, Ziyech, Mount, Werner.


Kaydka:

Arrizabalaga, Alonso, Pulisic, Zouma, Kovacic, Giroud, Hudson-Odoi, Havertz, Emerson.


Source: laacibfm.com

SHARE