Pep ” Waan Diyaariyay Qorshaha Aan United Ku Garaaci Karno”

Pep ” Waan Diyaariyay Qorshaha Aan United Ku Garaaci Karno”


Tababaraha kooxda Man City ee Pep ayaa hoosta xariiqay in ciyaartooydiisa ay diyaar buuxa u yihiin in natiijo wacan kala baxaan kulanka United ee axadda

” Ake waa soo laabtay waliba si wacan ayuu maalmahaan tababarka u sameeyay waana diyaar”

Mar awoodda United uu ka hadlayay waxa uu yiri ”  boos waliba waa ka wacan yihiin , Bruno oo deg degsiimo leh ayay haystaan waxaana taasi ku wehliya Rashford iyo Martial, balse waxaa inaga go`an in aan garaacno kulankaas” ayuu sii raaciyay macalin Pep

“Waa run in United laga hor tago waa adag tahay , balse waxaan aaminsanahay in aan haysanno fursad aan dhibcaha aan ku sii dheereysan karno, waana jirtaa qorshe aan u diyaarsanay kulankaan”

City ayaa haatan hogaanka ku haysa 65  gool halka United oo ku jirta booska labaad ay leeyihiin 51 dhibic kaliya hal dhibic ayaynna ka sareyaan kooxda ku jirta boosak ee L.City


Source: laacibfm.com

SHARE