Dib U Eegid: Granit Xhaka Oo Sameeyay Wax Ka Badan Xiddig Kasta Oo Premier League Ah Xilli Ciyaareedkan.

Dib U Eegid: Granit Xhaka Oo Sameeyay Wax Ka Badan Xiddig Kasta Oo Premier League Ah Xilli Ciyaareedkan.


Kooxda Arsenal ayaa bar-baro niyad jab leh kala kulantay kooxda Burnley kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League kulan ka dhacay garoonka Turf Moor.

Arsenal ayaa gool wakhti hore ah dhalisay sidoo kale qaybtii hore dhalin gaadhay ugu yaraan 3 gool marka loo eego fursadihii ay heshay kooxdu.

Laakiin xiddiga Granit Xhaka ayaa sameeyay khalad dilaa ah kaas oo sabab u noqday in ay kooxda Arsenal bar-baro niyad jab leh la gasho kooxda Burnley.

Kadib khaladkaas Xiddiga Granit Xhaka ayaa sameeyay khalad si toos ah gool in ka badan xiddig kasta oo premier League ah xilli ciyaareedkan.

Khaladkii uu sameeyay Granit Xhaka ayaa ah khaladkii 8-aad ee uu sameeyay ee si toos ah sabab ugu noqda gool la dhaliyo horyaalka premier League.


Source: laacibfm.com

SHARE