Shaxda Rasmiga Ah Ee Burnley Vs Arsenal: Ayuu Arteta Ku Bilaabay Shaxdiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Burnley Vs Arsenal: Ayuu Arteta Ku Bilaabay Shaxdiisa.


Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Burnley kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Arteta ayaa shaxdiisa ku bilaabay kabtankiisa Aubameyang halka uu sidoo kale ku bilaabay xiddiga khadka dhexe ee Partey kaas oo badal ku soo galay kulankii todobaadkii hore.

Dhanka kale xiddiga Pepe ayaa kaydka galay halka uu Willian ku bilowday shaxda Gunners kadib qaab ciyaareed fiican oo uu soo bandhigay kulankii Leicester City.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Burnley:

Pope, Lowton, Tarkowski, Mee, Taylor, Brownhill, Westwood, Gudmundsson, McNeil, Vyrda, Wood


Kaydka:

Peacock-Farrell, Stephens, Rodriguez, Pieters, Bardsley, Long, Dunne, Brady, Benson


Arsenal:

Leno, Chambers, Tierney, Luiz, Mari, Xhaka, Partey, Saka, Odegaard, Willian, Aubameyang


Kaydka:

Ryan, Bellerin, Gabriel, Ceballos, Pepe, Holding, Lacazette, Eleney, Martinelli


Source: laacibfm.com

SHARE