WARBIXIN: 10-ka Guul Ee Xidhiidhka Ah Ee Ugu Dheer Taariikhda Kubada Cagta.

WARBIXIN: 10-ka Guul Ee Xidhiidhka Ah Ee Ugu Dheer Taariikhda Kubada Cagta.


Kooxda Man City ayaa dhexda uga jirta guulo xidhiidh ah oo taariikhi ah tartamada oo dhan.

Kooxda Pep Guardiola ayaa gaadhay guushii 21-aad oo xidhiidh ah tartamada oo dhan iyaga oo sii wada dhigista taariikhda.

Tan ilaa markii ay bar-baraha la galeen West Brom 15 bishii December 2020 Man City ayaa la joojin laayahay.

Kooxda Man City ayaa gaadhay guulo horyaalka, Carabao Cup, FA Cup-ka iyo Champions League ah.

Si kasta ha ahaatee rikoodhkooda 21-ka guul ee xidhiidhka ah ayaan ahayn guulaha ugu dheer.

Man City ayaa ku jirta kaalinta 3-aad ee guulaha xidhiidhka ah horyaalada qaarada yurub ee qaringa 21-aad.


Hadaba Halkan Kaga Bogo Liiska 10-ka Guul ee ugu dheer ee xidhiidhka ah:

  1. Bayern Munich – 23 guul (2020)
  2. Real Madrid – 22 guul (2014)
  3. MAN CITY – 21 guul (2020-21)
  4. Barcelona – 18 guul (2005-06)
  5. PSG – 16 guul (2015-16)
  6. Bordeaux – 16 guul (2009)
  7. Real Madrid – 15 guul (2011)
  8. Bayern Munich – 14 guul (2017-18
  9. Lyon – 14 guul (2006)
  10. Juventus – 13 guul (2015-16)
  11. Bayern Munich – 13 guul (2013-14)
  12. Atletico Madrid – 13 guul (2012)
  13. Bayern Munich – 13 guul (2009-10)
  14. Inter Milan – 13 guul (2007-08)
  15. Arsenal – 13 guul (2002)


Source: laacibfm.com

SHARE