DAAWO: Muuqaal Qosol Leh Oo Laga Sameeyay Guuldarooyinka Liverpool Ee Xidhiidhka Ah Ee Anfield, Car Ha Qoslin.

DAAWO: Muuqaal Qosol Leh Oo Laga Sameeyay Guuldarooyinka Liverpool Ee Xidhiidhka Ah Ee Anfield, Car Ha Qoslin.


Kooxda Liverpool ayaa si aad ah u dhibaatoonaysa xilli ciyaareedkan horyaalka premier Leageu gaar ahaan garoonkooda Anfield iyaga oo aan wax kulan ah ku badan sanadka cusub.

Kooxda Fulham ayaa noqotay kooxdii ugu dambaysay ee guuldaro dhabarka u saarta kooxda Liverpool iyaga oo ku ciyaarayo garoonkooda.

Kadib 6 kulan oo xidhiidh ah oo Liverpool ka soo gaadhay garoonkooda Anfield horyaalka premier League waxa laga sameeyay muuqaal qosol ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka laga sameeyyay guuldarooyinka Liverpool iyo dhibcaha ay kooxaha Anfield ku soo booqda guulaha ugu gaadhaan.


Source: laacibfm.com

SHARE