Shaxda Rasmiga Ah Ee Atletico Madrid Vs Real Madrid: Benzema Oo Ku Soo Laabtay Shaxda Real Madrid.

Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono Atletico Madrid kulan ka tirsan horyaalka La Liga:

Zidane ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddiga Karim Benzema kaas oo ka soo laabtay dhaawac uu kaga maqnaa kooxdiisa.

SHaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Real Madrid: Thibaut Courtois; Lucas Vazquez, Raphael Varane, Nacho, Ferland Mendy; Luka Modric, Casemiro, Toni Kroos; Rodrygo, Karim Benzema, Marco Asensio.


Source: laacibfm.com

SHARE