Real Marid Iyo Ramos Oo Isku Dhagan Xilli PSG Isha Ku Hayaan Saxiixa Kabtanka

Real Marid Iyo Ramos Oo Isku Dhagan Xilli PSG Isha Ku Hayaan Saxiixa Kabtanka


Ilo wareedyo laga helayo Spain ayaa sheegaya in Ramos uu shuruud adag ku xiray in uu qanadaraas cusub u saxiixo kooxda Real Madrid

Ramos ayaa ku jira xilli ciyaareedkiisii ugu dambeeyay ee Real waxa ayna labada dhinac weli isla meel dhigin nooca hishiis cusub uu noqonayo

Wargeyska Clacio News24 ee Italy ayaa soo xiganaya in Ramos uu dalbanayo mushaar sareeya si qalinka iyo warqadda uu isu dul saaro waana midda maamulka Real ay ka meer meerayaan in ay aqbalaan


Waxa ay soo xigteen in Ramos uu dalbanayo  hishiis laba xilli ciyaareed ah waliba sanadkii uu ku qaadanayo mushaar dhan 15 milyan oo euro waliba canshuurta ka banaanka tahay

Warka waxa uu intaas ku darayaa in Real aysan ogalaan doonin dalabkaas waxa ayna dhankooda doonayaan in laacibka qiimahaas uu %10 hoos u dhigo marka la eego dhibaatada dhaqaale ee kooxda ay mareyso

Laacibkaan xagaaga soo socda ku bixi kaar qaab xor ah waxaa si weyn u dooneysa PSG kuwaasi oo mushaar waali  ah diyaar ula a

ر.


Source: laacibfm.com

SHARE