Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Everton: Tuchel Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Everton: Tuchel Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.


Tababaraha Kooxda chelsea Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Everton kulan ka tirsan horyaalka premier Legaue.

Tuchel ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo ku bilaabay shaxdiisa xiddiga Alonso kaydkana ku celiyay xiddiga Chilwell.

Dhanka kale waxa xitaa kaydka ka maqan xiddiga Tammy Abraham kaas oo kulamadii ugu dambeeyay ka baxay qorshaha tababaraha.

Sidoo kale waxa kaydka galay xiddiga wacdaraha dhigaya ee Mason Mount kaas oo goolka guusha u dhaliyay chelsea kulankii Liverpool.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


CHelsea:

Mendy, Azpilicueta, Christensen, Zouma, James, Jorginho, Kovacic, Alonso, Hudson-Odoi, Havertz, Werner.


Kaydka:

Kepa, Rudiger, Silva, Kante, Pulisic, Giroud, Mount, Chilwell, Ziyech.


Everton:

Pickford, Godfrey, Keane, Holgate, Digne, Allan, Gomes, Iwobi, Sigurdsson, Richarlison, Calvert-Lewin.


Kaydka:

Virginia, Tyrer, King, Nkounkou, Bernard, Davies, Broadhead, John, Onyango.


Source: laacibfm.com

SHARE