Cristiano Ronaldo Oo Fulay Lagu Tilmaamay & Doorkii Uu Ku Lahaa Goolkii Fc Porto Ee Juventus Champions league Ka Reebay Oo La Ogaaday.

Cristiano Ronaldo Oo Fulay Lagu Tilmaamay & Doorkii Uu Ku Lahaa Goolkii Fc Porto Ee Juventus Champions league Ka Reebay Oo La Ogaaday.


Kooxda Fc Porto ayaa Juventus ka reebtay tartanka champions League Habeenkii Salaasadii iyada oo goolkii guusha ahaa mid laad xor ah kaas oo uu dhaliyay xiddiga Sergio Oliveira darbigii la hor dhigay Laadka xorta ahna waxa ku jiray Cristiano Ronaldo.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa kor u booday kadib ka jeestay Kubada taas oo keentay in ay kubadu hoos marto lugihiisa waxan ay arintaas keentay in Ronaldo si weyn loo dhaleeceeyo.

Tababarihii hore ee kooxda Juventus Fabio Capello oo falanqeeye ka Ahaa Sky Italia ayaa dhaleeceeyay wixii uu Cristiano Ronaldo sameeyay.

“Xiddiga Is hor dhiga kubada ma ahan in uu noqdo xiddig ka cabsanaya in ay kubadu ku dhacdo”ayuu Capello yidhi.

“Waxa uu ahaa khalad weyn oo aan la cafin karin mana jiro mar-marsiyo”.


Sii Akhriso:

U Gaar Ah Ragga: Tayada Ay Dumarka Oo Dhan Jecelyihiin In Ay Ka Helaan Ragga, Ma Leedahay Adigu


Source: laacibfm.com

SHARE