Shaxda Rasmiga Ah Ee PSG Vs Barcelona & Liverpool Vs RB Leipzig: Shaxaha Lagu Soo Bilaabay Kulamada Champions League Caawa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee PSG Vs Barcelona & Liverpool Vs RB Leipzig: Shaxaha Lagu Soo Bilaabay Kulamada Champions League Caawa.


Waxa caawa la ciyaari doonaa kulamada champions League iyada oo ay dhici doonaan laba kulan oo xiiso leh si weyna loo sugayo oo ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 16-ka.

Kooxda Barcelona ayaa isha ku haysa in ay samayso soo laabaasho taariikhi ah xilli ay PSG doonayso in ay iska xaadiriso wareega xiga ee tartanka.

Dhanka kale kooxda Liverpool ayaa doonaysa in ay iska xaadiriso wareega xiga ee tartanka kadib markii ay 2/0 uga soo badisay kooxda RB Leipzig.


Shaxda Rasmiga Ah Ee PSG Vs Barcelona.


Barcelona:

Ter Stegen, Mingueza, Lenglet, De Jong, Dest, Busquets, Pedri, Jordi Alba, Messi, Griezmann, Dembele.


PSG

: Navas, Florenzi, Marquinhos, Kimpembe, Kurzawa, Gueye, Paredes, Draxler, Verratti, Mbappe, Icardi


Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs RB Leipzig:


Liverpool

: Alisson, Alexander-Arnold, Phillips, Kabak, Robertson, Fabinho, Wijnaldum, Thiago, Mane, Salah, Jota.


Kaydka

: Adrian H. Davies, Milner, Keita, Oxlade-Chamberlain, Jones, Tsimikas, Shaqiri, Origi, D. Davies. R. Williams, N. Williams.


RB Leipzig:

Gulacsi, Adams, Mukiele, Upamecano, Klostermann, Nkunku, Kampl, Sabitzer, Forsberg, Dani Olmo, Poulsen


Source: laacibfm.com

SHARE