Kooxaha Sida Rasmiga Ah Isaga Xaadiriyay 8 Dhamaadka Champions League.

Kooxaha Sida Rasmiga Ah Isaga Xaadiriyay 8 Dhamaadka Champions League.


Waxa isa soo cadaynaya kooxaha u sii dagaalami doona wareegyada xiga ee tartanka champions League xilli ciyaareedka,

Waxa haatanba jira kooxoo xaqiijisatay booskooda wareega 8 dhamaadka tartanka champions League kadib markii ay ciyaareen labadii lugood ee wareega 16-ka champions league.

Kooxaha PSG iyo Liverpool ayaa noqday labadii kooxood ee ugu dambeeyay ee goostay tigidhkooda wareega 8 dhamaaadka tartanka champions league.

Labadaas kooxood ayaa wareega 8 dhamaadka kula biiray kooxaha Borussia Dortmund iyo Fc Porto oo dhankooda goostay tigidhkooda wareega xiga.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo 4-ta kooxood ee ilaa haatan iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka champions league.


Source: laacibfm.com

SHARE