Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Kaga Hor Tagto Ac Milan Kulanka Caawa.

Shaxda Laga Yaabo In Ay Man United Kaga Hor Tagto Ac Milan Kulanka Caawa.


Kooxda Man United ayaa kulan adag la ciyaari doonta kooxda Ac Milan lugta 1-aad ee wareega 16-ka Europa League kulan ka dhici doona garoonka Old Trafford.

Xiddiga Marcus Rashford ayaa la xaqiijiyay in uu seegi doono kulanka kadib markii uu ku dhaawacmay kulankii Manchester Derby.

Tababare Solskjaer ayaa dhankiisa la filayaa in uu is badalo ku sameeyo shaxdiisa si uu fursad u siiyo xiddigaha sida joogtada ah ugu ciyaara.

Hadaba wargayska The Sun ayaa soo saaray shaxda laga yaabo in ay Man United kaga hor tagto kooxda Ac Milan Kulanka caawa.


Source: laacibfm.com

SHARE