Ole Gunnar Solskjaer: Waan Ka Niyad Jabsanahay Bar-Barihii Ac Milan.

Ole Gunnar Solskjaer: Waan Ka Niyad Jabsanahay Bar-Barihii Ac Milan.


Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in uu ka niyad jabsanyahay bar-barihii ay kooxdiisu kala kulantay Ac Milan kulankii Europa League.

Inkatsa oo ay ku jireen qaab ciyaareedkoodii ugu fiicnaa hadana Red Devils ayaa todobaadka dambe aadi doonta San Siro iyaga oo khatar ugu jira in ka hadhaan tartanka Euripa League.

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in uu ka niyad jabsanyahay bar-barihii ay kooxdiisu kala kulantay Ac Milan.

“Si aad ah ayaan daafac u galnay markii aan gool-ka dhalinay”ayuu Ole Gunnar Solskjaer yidhi.

“Dabcan waan ka niyad jabsanahay Bar-baraha iyo waliba in wakhti dambe gool nalaga dhaliyay”ayuu sii raaciyay.


Source: laacibfm.com

SHARE