Shaxda Rasmiga Ah Ee Leeds United Vs Chelsea: Thomas Tuchel Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Leeds United Vs Chelsea: Thomas Tuchel Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.


Tababaraha Kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Leeds United kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Tababare Tuchel ayaa ku soo galay shax cusub oo 4 difaac ah isaga oo daafaca dhexe ka ciyaarsiinaya xiddigaha Rudiger, Christensen halka uu weerarka ku bilaabay xiddigaha Pulisic iyo Havertz sidoo kale kaydka digay xiddiga Werner.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Leeds United:

Meslier, Ayling, Llorente, Struijk, Alioski, Raphinha, Dallas, Phillips, Roberts, Harrison, Bamford.


Kaydka:

Casilla, Koch, Poveda, Costa, Rodrigo, Berardi, Klich, Shackleton, Jenkins.


Chelsea:

Mendy, Rudiger, Christensen, Azpilicueta, Ziyech, Jorginho, Kante, Chilwell, Mount, Havertz, Pulisic.


Kaydka:

Kepa, Alonso, Zouma, James, Emerson, Hudson-Odoi, Kovacic, Werner, Giroud.


Source: laacibfm.com

SHARE