Real Madrid Oo ka Sooman Rikoodhayaasha Xilli Ciyaareedkan, Imisa Kulan Ayaan Rikoodhe Loo Dhigin.

Real Madrid Oo ka Sooman Rikoodhayaasha Xilli Ciyaareedkan, Imisa Kulan Ayaan Rikoodhe Loo Dhigin.


Kooxda Real Madrid ayaa ku dhibaatoonaysa in rikoodhe loo dhig horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan sida uu sheega wargayska MARCA.

Los Blancos ayaan wax rikoodhe ah loo dhigin tan ilaa bishii October kulamada horyaalka La Liga.

Kooxda Zidane ayaa ku dooday in rikoodhe loo dhigo kulankii Elche kadib markii markii khalad lagu galay xiddiga Sergio Ramos.

Kadib kulankii Elche koxoda Real Madrid ayaan loo dhigin wax rikoodhe ah 21 kulan oo xidhiidh ah horyaalka La Liga.

Markii ugu dambaysay ee Real Madrid rikoodhe loo dhigay ayaa ahayd kulankii El Clasico ee 24 bishii October kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga.


Source: laacibfm.com

SHARE