Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Tottenham:Mikel Arteta Oo Kaydka Dhigay Aubameyang

Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Tottenham:Mikel Arteta Oo Kaydka Dhigay Aubameyang


Tababarayaasha Arsenal iyo Tottenham ee Jose Mourinho iyo Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka ka dhici doona Emirates.

Tababare Mikel Arteta ayaa go’aan la yaab leh sameeyay kaydkana dhiay kabtankiisa Aubameyang Isaga oo booskiisa ku bilaabay xiddiga Lacazette.

Dhanka kale waxa uu ku wada bilaabay xiddigahaa Saka, Odegaard, Smith Rowe kuwaas oo markii ugu horaysay ku wada bilowday shaxda Gunners xilli ciyaareedkan.

Jose Mourinho ayaa dhankiisa ku bilowday 4 xiddig oo weerar ah kuwaas oo kala ah Moura, Bale, Son, Kane waliba dhamaantood qaab ciyaareed fiican ku jira.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Arsenal:

Leno, Cedric, Tierney, Luiz, Gabriel, Xhaka, Partey, Saka, Odegaard, Smith Rowe, Lacazette


Kaydka:

Ryan, Bellerin, Chambers, Ceballos, Pepe, Holding, Aubameyang, Elneny, Willian


Tottenham:

Lloris, Doherty, Alderweireld, Sanchez, Reguilon, Hojbjerg, Ndombele, Moura, Bale, Son, Kane


Kaydka:

Hart, Lamela, Dier, Sissoko, Alli, Aurier, Winks, Davies, Vinicius


Source: laacibfm.com

SHARE