Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Kaga Hor Tagayso Kooxda Huesca.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Kaga Hor Tagayso Kooxda Huesca.


Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Huesca kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Tababare Koeman ayaa shaxdiisa ugu adag ku soo galay xilli uu raadinayo in uu ku sii dhawaad hogaamiyayaasha horyaalka ee Atletico Madrid.

Koeman ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Griezmann, Messi iyo Dembele kuwaas oo wada ciyaaray kulankii ugu dambeeyay ee ay kooxdu ciyaartay.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Ku Soo Gashay Kulanka:


Barcelona

:  Ter Stegen, Dest, Mingueza, Lenglet , Alba, Busquets, De Jong, Pedri, Griezmann Messi, Dembelé


Source: laacibfm.com

SHARE