Shaxda Rasmiga Ah Ee Wolves Vs Liverpool: Klopp Oo Aan Wax Is Badal Ah Ku Samayn Shaxdiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Wolves Vs Liverpool: Klopp Oo Aan Wax Is Badal Ah Ku Samayn Shaxdiisa.


Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Woles kulanka horyaalka premier League.

Klopp ayaa ku soo galay isla shaxdii uu ku ciyaaray kulankii ugu dambeeyay ee Champions League isaga oo khadka dhexe ku bilaabay xiddiga Fabinho.

Dhanka kale Klpp ayaa weerarka ku bilaabay xiddigaha Mane, Salah iyo Jota kuwaas oo kulankii ugu dambeeyay qaab ciyaareed fiican soo bandhigay.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Wolves:

Patricio, Boly, Coady, Saiss, Semedo, Neves, Moutinho, Jonny, Neto, Jose, Traore.


Kaydka

: Ruddy, However, Silva, Gibbs-White, Vitinha, Dendoncker, Kilman, Marques.


Liverpool:

Alisson, Alexander-Arnold, Phillips, Kabak, Robertson, Wijnaldum, Fabinho, Thiago, Mane, Jota, Salah.


Kaydka

: Adrian, Milner, Keita, Oxlade-Chamberlain, Jones, Tsimikas, Shaqiri, R Williams, N Williams.


Source: laacibfm.com

SHARE