Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Atletico Madrid: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Labada Kooxood

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Atletico Madrid: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Labada Kooxood


Tababaraha Kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono Atletico Madrid kulan ka tirsan campions League.

Tuchel ayaa shaxdiisa ku wada bilaabay xiddigaha Ziyech, Werner, Havertz halka uu sidoo kale ku bilaabay xiddiga Alonso isaga oo kadka dhigay xidiga Chilwell.

Dhanka Luis Saurez ayaa hogaaminaya shaxda Atletico madrid halka uu sidoo kale xiddiga Trippier ku bilowday shaxda Atletico.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Chelsea

: Mendy, Azpilicueta, Zouma, Rudiger, James, Kante, Kovacic, Alonso, Ziyech, Werner, Havertz.


Kaydka:

Kepa, Caballero, Emerson, Chilwell, Gilmour, Anjorin, Hudson-Odoi, Pulisic, Giroud.


Atletico madrid:

Oblak, Renan Lodi, Trippier, Gimenez, Savic, Saul, Koke, Llorente, Carrasco, Felix, Suarez.


Kaydka:

Grbic, Roman, Felipe, Hermoso, Vrsaljko, Kondogbia, Torreira, Lemar, Herrera, Vitolo, Correa, Dembele.


Source: laacibfm.com

SHARE