Shaxda Rasmiga Ah Ee Ac Milan Vs Man United: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Labada Kooxood

Shaxda Rasmiga Ah Ee Ac Milan Vs Man United: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Labada Kooxood


Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda Rasmiga ah ee uu kaga hor iman doono Kooxda Ac Milan kulan ka tirsan lugta 2-aad ee Europa League.

Tababaraha Man United ee Solskjaer ayaa ku soo galay shax adag isaga oo weerarkiisa ku bilowday xiddigaha Rashford, James iyo Greenwood.

Dhanka kale khadka dhexe waxa ku wada bilowday xiddigaha McTominay, Fred iyo Bruno Fernandes halka uu Goolka ku bilowday Goolhaye Henderson.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Milan:

G Donnarumma; Kalulu, Kjaer, Tomori, Theo Hernandez; Meite, Kessie; Saelemaekers, Calhanoglu, Krunic; Castillejo


Manchester United:

Henderson; Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw; McTominay, Fred; Greenwood, Bruno Fernandes, James; Rashford


Source: laacibfm.com

SHARE