Deg Deg : Isku Aadka Wareegga 8-da Europa League Oo La Sameeyay Yay United Iyo Arsenal Isku Aadeen

Deg Deg : Isku Aadka Wareegga 8-da Europa League Oo La Sameeyay Yay United Iyo Arsenal Isku Aadeen

Tartanka Europa League ayaa xilli ciyaareedkaan ah mid xiiso leh  xilli wareegga 8-da ay kooxaha isugu aadeen qaab adag

Isku aadka oo goor dhaw la sameeyay

United waxa ay ku aaday kooxda reer Spain ee Granada halka Arsenal isana ay wajahayaan kooxda Slavia Praha

Dhanka Italy, kooxda Roma waxa ay wajahayaan Ajax halka Dinamo Zagreb is arkayaan kooxda reer Spain ee Villa Real


Source: laacibfm.com

SHARE