Hordhaca : Leicester City Vs Man United : Kooxda Ole Gunner Rikoor Cajiib Ah Ayay Ku Leeyihiin Dawacooyinka

Hordhaca : Leicester City Vs Man United : Kooxda Ole Gunner Rikoor Cajiib Ah Ayay Ku Leeyihiin Dawacooyinka


Man United ayaa kulan adag oo ay ku haminayaan in wareegga 4-ta FA Cup-ka ugu gudbaaan la ciyaarayaan kooxda Leicester City oo ay marti u yihiin

Rashford oo lagu haleelay kulankii Milan waxaa  jira shaki ah in uusan ciyaari doonin kulankaan balse Cavaani iyo Martial ayaa la filaaya in ay diyaar yihiin kulankaan

Xogta Kulanka

*Halka guul ee Leicester City ka haystaan 25 kii kulan ee hore ee ay la ciyaareen United waxa uu ahaa September 2014 xiligaas oo ay ku gaaraceen 5/3 waxa uuna ahaa kulan horyaalka ah , waxa ay wataan hal guul , 5 bar bar dhac iyo 19 guul darro.

  • Guushaas oo ay ku gaareen garonkooda waxa ay kooxda dawacooyinka u aheyd guusha kaliya ee ay garonkooda kaga haystaan United ka dib 14 kulan hore .

*Man United waa ay badiyeen labadii kulan ee hore ee FA Cup-ka ee Leicester City la ciyaareen , 1963 oo finalka ku kulmeen iyo kulankii waregega 5-aad ee sanadkii 1975-tii

  • Leicester City waxa ay  finalka FA Cup-ka tageen  4  waaxaan ugu dambeeysay sanadkii 1969-kii  , sidoo klale semi finalka ma aysan soo gaarin tan iyo sanakdii 1982-dii
  • United  29 kulan oo banaanka garoonkooda ah lagama badin , waxa ay wataan 21 kulan oo guul ah iyo 8 bar bar dhac
  • *United waxa ay FA Cup-ka ku guuleysteen 12 jeer kaliya Arsenal ayaa ka sareysa oo 14 jeer ah
  • *United waxa ay haminayaan in semi finalka Fa Cup-ka gaaraan markii 31 aad
  • United waxa Ay quarter finalka FA Cup-ka imaanayaan sanadkii 7-aad ee xariir ah .


Source: laacibfm.com

SHARE