Klopp Oo Liverpool Ka Diraya Sedex Ciyaartooy ,Chamberlain  Ayaa Ugu Horeeya

Klopp Oo Liverpool Ka Diraya Sedex Ciyaartooy ,Chamberlain  Ayaa Ugu Horeeya


Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa sheegaya in Liverpool ay damacsan yihiin in ay ka taqalusaan illaa iyo sedex ciyaartooy marka suuqa xagaaga uu furmo dhawaan ‘

Wargeyska Daily Star ayaa qoraya in ay jiraan dhowr ciyaartooy oo Liverpool ah kuwaas oo halis ugu jira iun kooxda ka huleelaan marka xilli ciyaareedka uu dhamaado

Xiddigaha  ugu cad  in ay baxayaan waxaa ugu joreeya Orogi , Shaqiri  iyo Chamberlain

Waxaa xusid mudan in sedexdaas xiddig uu hoos u dhacay doorkii ay ku lahayeen kooxda waana midda keeneysa in laga taqaluso xagaaga

Sidaas oo ay tahay xiddigahaas xilli ciyaareedkaan joogto uma saftaan xilli laacibkii hore Arsenal kaliya uu saftay 12 kulan waxaana u sabab  ah dhaawacyadiisa oo badan


Source: laacibfm.com

SHARE