Shaxda Rasmiga Ah Ee Leicester Citya Vs Man United: Va De Beek Oo Ku Bilowday Shaxda United.

Tababaraha Man United ee Ole Gunner Solskjaer ayaa soo shaaray shaxda uu kaga hor tagi doono Leicester City kulan FA Cup-ka ah.

Solskjaer ayaa wali kaydka ku haya David De Gea isaga oo ku bilaabay Goolkiis Goolaye Henderson halka uu kaydka dhigay xiddiga Luke Shaw kuna bilaabay Telles.

Sidoo kale khadka dhexe waxa ku bilowday xiddigaha Van De Beek iyo Paul Pogba xilli uu Bruno Fernandes kaydka ku jiro kulankan.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Leicester City: Schmeichel, Fofana, Evans, Soyuncu, Ndidi, Albrighton, Tielemans, Castagne, Perez, Iheanacho, Vardy

Kyakda: Ward, Daley-Campbell, Amartey, Fuchs, Thomas, Mendy, Choudhury, Praet, Leshabela

Man United: Henderson, Lindelof, Maguire, Wan-Bissaka, Telles, Matic, Fred, Van De Beek, Pogba, Martial, Greenwood

Kaydka: De Gea, Shaw, Tuanzebe, Williams, McTominay, Amad, Fernandes, James, Cavani


Source: laacibfm.com

SHARE