Tababaraha Kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa soo saartay shaxda Rasmiga Ah Ee uu kaga hor tagi doono kooxda West Ham kulan ka tirsan horyaalka premier League.
Mikel Arteta ayaa 3 is badal ku sameeyay shaxdii kulankii Tottenham ee horyaalka premier League ee todobaadkii hore.
Xiddigaha Cedric Soares, Emile Smith Rowe & Gabriel ayaa kaydka galay kuwaas oo ku bilowday kulankii Tottenham ee horyaalka premier League.
Xiddigaha Pierre-Emerick Aubameyang, Calum Chambers & Pablo Mari ayaa ku bilowday badalkooda halka xiddiga Martinelli kaydka ku jiro guud ahaana shaxda laga reebay xiddigaha Hector Bellerin iyo Willian.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
West Ham: Fabianski, Cresswell, Coufal, Diop, Dawson, Rice, Soucek, Bowen, Lingard, Benrahma, Antonio.
Kaydka: Martin, Trott, Balbuena, Lanzini, Ibsen, Noble, Fredericks, Johnson, Odubeko.
Arsenal: Leno, Tierney, Mari, Chambers, Luiz, Partey, Xhaka, Saka, Odegaard, Aubameyang, Lacazette.
Kaydka: Ryan, Gabriel, Holding, Ceballos, Cedric, Pepe, Elneny, Smith Rowe, Martinelli.
Source: laacibfm.com