Wargayska Daily Mail Oo Sameeyay Saadaashooda Ugu Dambeeya Ee Sida Uu Ku Dhamaan Doono Horyaalka Premier League.

Xilli ciyaareedkan oo ku bilowday mid aan la saadaalin karin ayaa haatan u muuqda mid soo kala cadaanaya xilli lagu jiro kulamadii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka.

Waxa ay Man City haatan ugu cad-cad ku guulaysiga horyaalka premier League marka loo eego in ay 14 dhibcood ka horayso kooxda ugu soo dhaw ee Man United.

Wargayska Daily Mail ayaa sameeyay saadaashooda kama dambaysta ah ee sida uu ku dhamaan doono horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Wargayska Daily Mail ayaa Man City u saadaaliyay ku guulaysiga horyaalka premeir League xilli ciyaareedkan iyaga oo 14 dhibcood ka hogaaminaya horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Hadaba halakn Hoose Kaga Bogo Saadaasha Wargayska ee kala saraynta premier League iyo sida uu ku dhamaan doono xilli ciyaareedku.

  1. Man City
  2. Man united
  3. Chelsea
  4. Leicester City
  5. West Ham
  6. Liverpool
  7. Tottenham
  8. Everton
  9. Arsenal
  10. Aston Villa
  11. Leeds United
  12. Wolves
  13. Crystal Palace
  14. Southampton
  15. Burnley
  16. Brighton
  17. Newcastle United
  18. Fulham
  19. West Brom
  20. Sheffield United

Sii Akhriso: Fariimo Jacayl Macaan Oo Shukaansi ah Waliba Qalbiga Soo Jiidanayo


Source: laacibfm.com

SHARE