Shaxda Laga Yaabo In Ay Arsenal Kaga Hor Tagto Liverpool, Laba Xiddig Oo Muhiim Ah Ayaa Ka Maqnaan Kara.

Liverpool ayaa marti galin doonta kooxda Liverpool kulan ka dhici doona Emirates iyaga oo isha ku haya in ay gaadhaan guushoodii 4-aad 5-tii kulan ee ugu dambeeyay premier League.

Arsenal ayaa waayi doonta adeega xiddigaha Bukayo Saka & Emile Smith Rowe kuwaas oo uu shaki ku jiro taam ahaanshohooda kadib markii ay ku dhaawacmeen waajiaadka xulalkooda.

Arteta ayaa Liverpool ku garaacay Emirates kulankii labada kooxood ee horyaalka premier League Xilli ciyaareedkii hore ka hor inta ayna garaacin kulamadii Community Shield & Carabao Cup xilli ciyaareedkan.

Mikel Arteta ayaa la filayaa in uu ku soo galo shaxdiisa ugu adag xilli uu doonayo in uu gaadho koox koodiisa ka caawisa in ay kor u soo fuusho kala saraynta horyaalka premeir League.

Wargayska The Sun ayaa soo saaray shaxda laga yaabo in ay Arsenal kaga hor tagto kooxda Liverpool kulanka caawa:

This is how Arsenal could start against Liverpool at the Emirates on Saturday


Source: laacibfm.com

SHARE