Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs West Brom: Thomas Tuchel Oo Weerarkiisa Ku Bilaabay Timo Werner.

Tababaraha kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda West Brom kulan k tirsan horyaalka premier League todobaadkii 30-aad.

Tababare Thomas Tuchel ayaa shaxdiisa ku bilaabay daafaca Silva kaas oo ka soo kabasaday dhaawac uu uga maqnaa kooxda ka hor kulamadii fasaxa xulalka.

Dhanka kale Tababaraha ayaa weerarka ku bilaabay xiddigaha Pulisic, Werner, Ziyech halka uu kaydka dhigay xiddigaha Mason Mount, Havertz iyo Chilwell.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Chelsea: Mendy, Alonso, Silva, Zouma, Azpilicueta, James, Jorginho, Kovacic, Pulisic, Werner, Ziyech

Kaydka: Arrizabalaga, Rudiger, Christensen, Giroud, Mount, Hudson-Odoi, Chilwell, Gilmour, Havertz

West Brom: Johnstone, Furlong, Bartley, Ajayi, O’Shea, Yokuslu, Phillips, Townsend, Maitland-Niles, Pereira, Diagne

Kaydka: Button, Robson-Kanu, Robinson, Livermore, Diangana, Ivanovic, Peltier, Snodgrass, Grant.

Sii Akhriso: Waa Maxay Sababta Aan Loo Iloobin Jacaylka Ugu Horeeya?


Source: laacibfm.com

SHARE