Shaxda Ay Man United Kaga Hor Tagi Karto Brighton Kulanka Caawa.

Kooxda Man United ayaa marti galin doonto kooxda Brighton kulan ka tirsan horyaalka premeir League kana dhici doona garoona Emirates todobaadkiisii 30-aad.

Man United ayaa kulanka soo gali doonta iyaga oo isha ku haya in ay gaadhaan guul ka caawisa in ay dheeraysato dhibcaha kaalinta 2-aad kadib markii laga badiyay kooxda Leicester City oo ku haystay booska.

Solskjaer ayaa haysta koox buuxda oo aan dhaawacyo badan uga maqnayn kooxdiisa waliba haysta koox uu ka soo xulan karo shaxdiisa kulanka caawa ee horyaalka premier League.

Xiddigaha Cavani, Rashoford iyo Dan James ayaa la filayaa in ay ku bilowdaan shaxda kooxda waliba weerarka hogaamiyaan marka ay la ciyaari doonaan kooxda Brighton.

How Manchester United could line up against Brighton


Source: laacibfm.com

SHARE