Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs Brighton; De Gea Oo Wali Kaydka Fadhiya & Rashford Oo Taam U Noqday Kulanka.

Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Brighton kulan ka tirsan horyaalka premier League kana dhici doona Old Trafford.

Tababare Solskjaer ayaa wali kaydka ku haya Goolhaye David De Gea kaas oo aan ciyaarin kulamadii ugu dambeeyay kooxda Man United isaga oo ku bilaabay Goolhaye Henderson.

Dhanka kale waxa kulanka taam u noqday xiddigaha Rashford iyo Cavani kuwaas oo ku bilaabay shaxda Man United halka uu xiddiga Greenwood la hogaaminayo weerarka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man United: Henderson, Shaw, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Fred, Pogba, Fernandes, Greenwood, Rashford, Cavani.

Kaydka: De Gea, Diallo, James, Matic, Williams, Van de Beek, Tuanzebe, McTominay.

Brighton: Sanchez, White, Dunk, Veltman, Bissouma, Lallana, Moder, Gross, Trossard, Welbeck, Maupay.

Kaydka: Steele, Karbownik, Mac Allister, Jahanbakhsh, Alzate, Izquierdo, Propper, Caicedo, Zeqiri.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 5 Calaamad Ee Ugu Muhiimsan Ee Lagu Garan Karo Jacaylka Gabadha Xishoodka Badan.


Source: laacibfm.com

SHARE