Shaxda Rasmiga Ah Real Madrid Vs Liverpoo & Man City Vs Borussia Dortmund?

Waxa caawa la ciyaari doonaa kulamo xiiso leh oo champions League ah kuwaas oo si weyn looga sugayo adduunka oo dhan.

Kooxda Real Madrid ayaa marti galin doonta kooxda Liverpool kaas oo ah kulanka ugu adag ee isha lagu wada hayo iyada oo labada kooxood ku dagaalamayaan booskooda wareega Semi-final-ka.

Dhanka kale Man City ayaa marti galin doonta kooxda Borussia Dortmund kulan si weyn loo sugayo in ay Man City ka baxdo inkaarta wareega 8 Dhamaadka iskana xaadiriso Semi-final-ka tartanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Real Madrid Vs Liverpool

Real Madrid: Courtois, Vazquez, Militao, Nacho, Mendy, Casemiro, Modric, Kroos, Asensio, Vinicius, Benzema.

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Phillips, Kabak, Robertson, Fabinho, Wijnaldum, Keita, Salah, Jota, Mane

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City vs Borussia Dortmund:

Man City: Ederson, Walker, Dias, Stones, Cancelo, Rodri, Gundogan, Bernardo, Foden, Mahrez, De Bruyne

Kaydka: Steffen, Trafford, Ake, Sterling, Jesus, Aguero, Zinchenko, Laporte, Torres, Mendy, Fernandinho, Garcia

Borussia Dortmund: Hitz, Morey, Hummels, Akanji, Guerreiro, Can, Dahoud, Bellingham, Reus, Knauff, Haaland.

Sii Akhriso: Muhiim U Ah Gabadh Walba: 5 Arin Oo Uu Gacaliyahaagu Kaaga Baahanyahay Hadii Aad Doonaysid In Uu Ku Jeclaado.

 


Source: laacibfm.com

SHARE