Shaxda Rasmiga Ah Ee Bayern Munich Vs PSG & Fc Porto Vs Chelsea:

Waxa caawa la ciyaari doona lana soo dhamaystiri doonaa kulamada lugta 1-aad ee wareega 8 dhamaadka tartanka champions League iyada oo la ciyaari doona laba kulan.

Kulanka ugu muhiimsan ayaa ah kulanka dhexmari doona labada kooxood ee isaga hor yimid final-ka tartanka xilli ciyaareedkii hore ee Bayern Munich iyo PS kuwaas oo isaga hor iman doona kulan xiiso leh.

Kulanka kale ayaa ah kulanka ay kooxda chelsea la ciyaari doonto kooxda Fc Porto oo si mucjiso leh ku reebtay kooxda Juventus iskana xaadiriyay wareega 8 Dhamaadka champions League.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Bayern Munich Vs PSG

Bayern Munich: Neuer, Kimmich, Sule, Alaba, Pavard, Goretzka, Hernandez, Coman, Muller, Sane, Choupo-Moting.

Kaydka: Nubel, Martinez, Boateng, Davies, Sarr, Nianzou, Musiala.

PSG: Keylor Navas, Dagba, Marquinhos, Kimpembe, Diallo, Gueye, Danilo, Di Maria, Neymar, Draxler, Mbappe.

Kaydka: Rico, Letellier, Kehrer, Rafinha, Kean, Sarabia, Herrera, Bakker, Pembele, Gharbi, Nagera, Kamara.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Fc Porto Vs Chelsea:

Fc Porto: Marchesin, Manafa, Mbemba, Pepe, Zaidu, Grujic, Uribe, Otavio, Tecatito, Diaz, Marega.

Kaydka: Ramos, Loum, Anderson, Martinez, Evanilson, Nanu, Sarr, Leite, Baro, Mario, Vieira, Conceicao.

Chelsea: Mendy, Azpilicueta, Rudiger, Christensen, James, Kovacic, Jorginho, Chilwell, Mount, Havertz, Werner.

Kaydka: Kepa, Caballero, Alonso, Thiago Silva, Kante, Abraham, Pulisic, Zouma, Giroud, Hudson-Odoi, Ziyech, Emerson.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga:Imisa Jeer Ayaad Gabadha U Sheegi Kartaa In Aad Jeceshahay?


Source: laacibfm.com

SHARE