Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Aston Villa: Jurgen Klopp Oo 2 Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Aston Villa kulan ka dhici doona garoonka Anfield Kana tirsan todobaadkii 30-aad.

Tababare Klopp ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Thiago iyo Sadio Mane halka uu booskooda ku bilaabay xiddigaha James Milner iyo Firmino.

Tababare Klopp ayaa kaydka soo fadhiisiyay daafaciisa cusub ee Davies markii ugu horaysay tan ilaa markii uu ku biiray kooxda suuqii January ee la soo dhaafay.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, N Phillips, Kabak, Robertson, Wijnaldum, Fabinho, Milner, Salah, Jota, Firmino.

Kaydka: Adrian, Thiago, Keita, Mane, Oxlade-Chamberlain, Tsimikas, Shaqiri, Davies, R Williams.

Aston Villa: Martinez, Cash, Konsa, Mings, Targett, Luiz, McGinn, Trezeguet, Nakamba, Traore, Watkins.

Kaydka: Heaton, Taylor, Barkley, El Ghazi, Engels, Elmohamady, Hause, Davis, Ramsey.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Kalmado Cajiib Ah Oo Ruxa Qalbiga & Dareenka Gabadha Hadii Ay Kaa Maqasho Nafteeda Ayay Kuu Hibaynaysaa


Source: laacibfm.com

SHARE