Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Leeds: Guardiola Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa

Tababaraha Man City Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagayo kooxda Leeds United kulan ka tirsan todoabadkii 30-aad ee horyaalka premier League.

Guardiola ayaa shaxdiisa ku sameeyay is badal isaga oo kaydka dhigay xiddigo muhiim ah una nasinaya kulanka champions League ee bartamaha todobaadka.

Tababaraha ayaa kaydka dhigay xiddigaha Walker, Dias, Gundogan, Rodrigo, De Bruyne kuwaas oo dhamantood muhiim u ah kooxdiisa xilli ciyaareedkan.

Waxa uu booskooda ku bilaabay xiddigaha Ake, Zinchenko, Fernandinho, Torres iyo Mendy kuwaas oo uu fursad siinayo kulankan premeir League ah.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Man City: Ederson, Mendy, Cancelo, Stones, Ake, Zinchenko, Fernandinho, Bernardo, Torres, Sterling, Jesus

Kaydka: Steffen, Walker, Dias, Gundogan, Rodrigo, De Bruyne, Mahrez, Foden, Garcia

Leeds United: Meslier, Ayling, Cooper, Llorente, Alioski, Raphinha, Dallas, Phillips, Roberts, Bamford, Costa.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Kalmado Cajiib Ah Oo Ruxa Qalbiga & Dareenka Gabadha Hadii Ay Kaa Maqasho Nafteeda Ayay Kuu Hibaynaysaa


Source: laacibfm.com

SHARE