Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham Vs Man United: Solskjaer O Shax Adag Ku Soo Galay Kulanka.

Tababarayaasha Man United iyo Tottenham ee Ole Gunnar Solskjaer iyo Jose Mourinho ayaa soo saarya shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee ka dhici doona garoonka Tottenham Hotspur Stadium.

Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa saxdiisa ku bilaabay xiddigaha Fred iyo McTominay Kuwaas oo khadka dexe ka wada ciyaari doona .

Dhanka kale waxa uu weerarka ku bilaabay xiddigaha Rashford iyo Cavani isaga oo ku ciyaaraya shax 4-4-2 ah xilli uu kaydka dhigay Goolhaye De Gea.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Tottenham: Lloris, Aurier, Dier, Rodon, Reguilon, Lo Celso, Ndombele, Hojbjerg, Moura, Son, Kane.

Kaydka: Hart, Alderweireld, Winks, Bale, Lamela, Sissoko, Alli, Tanganga, Vinicius.

Man United: Henderson, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, Pogba, Fred, McTominay, Fernandes, Rashford, Cavani.

Kaydka: De Gea, Mata, Greenwood, Traore, Telles, Matic, Williams, Van de Beek, Tuanzebe.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Su’aalo Xiiso leh Oo Aad Waydiin Kartid Gacaliyayaaga Waliba Qaligiisa Kugu Dhawaynaya, Ha Kaga Waaban Hadda Waydii.


Source: laacibfm.com

SHARE