XASAASI: Xiddigaha Arsenal Oo Lumiyay Kalsoonida Tababare Mikel Arteta & Hal Xiddig Oo Sabab U Ah

Xiddigaha Kooxda Arsenal ayaa lagu soo in ay ka kalsooni baxayaan tababaraha Kooxda ee Mikel Arteta sida ay sheegayaan wararku.

Gunners ayaa ku dhibaatoonaysa xilli ciyaareedkan iyaga oo ku jira KAALINTA 11-aad ee kala saraynta horyaalka Premier League kuna dhibaatoonaya xilli ciyaareedkan.

Sidoo kale Arsenal ayaa halis ugu jirta in ay 8 dhamaadka kaga hadho Europa League kadib markii ay bar-baro niyad jab leh la galeen kooxda Slavia Prague kulan ka dhacay Emirates.

Wargayska The Sun ayaa sheegaya in ay xiddigaha Arsenal bilaabayaan in ay ku jeestan tababare Mikel Arteta iyaga oo luminaya kalsoonida tababare Mikel Arteta iyaga o ka niyad jabsan shaqada tababaruhu ilaa haatan qabanay.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay xiddigaha Arsenal ka niyad jabsanyihiin sida uu tababaruhu ula dhaqamayo xiddiga khadka dhexe ee Thomas Partey kaas oo ku dibaatoonaya kooxda tan ilaa markii uu yimd kooxda xagaaga.

Thomas Partey ayaa ku dhibaatoonaya qaab ciyaareedka inkasta oo uu ka mid ahaa xiddigaha ugu fiican khadka dhexe markii uu joogay kooxda Atelico Madrid waliba uu Arteta sabab u yahay in uu xiddigu ku dhibaatoonayo qaab ciyaareedka.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: Su’aalo Xiiso leh Oo Aad Waydiin Kartid Gacaliyayaaga Waliba Qaligiisa Kugu Dhawaynaya, Ha Kaga Waaban Hadda Waydii.


Source: laacibfm.com

SHARE