RASMI: UEFA Oo Shaacisa Wakhtiyada La Ciyaari Doono Kulamada Semi-finalka Champions League.

Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa shaacisay wakhtiyada la ciayari doono kulamada Semi-final tartanka champions League kadib markii la soo afjaray wareega 8 dhamaadka tartanka.

Kooxaha chelsea, Man City, Real Madrid iyo PSG ayaa iska xaadiriyay wareega Semi-final-ka tartanka champions League kadib markii gaadheen natiijooyinkii ay doonayeen.

Kooxaha Liverpool, Bayern Munich, Fc Porto iyo Borussia Dortmund ayaa dhankooda ka hadhay tartanka kadib markii laga badiyay kulamadii 8 dhamaadka taranka champions League.

UEFA ayaa haatan shaacisay wakhtiyada la ciyaari doono kulamada isku hadhay ee semi-final-ka tartanka champions League.

Wakhtiga la ciyaari doono kulamada lugta 1-aad ee Semi-final-ka.

Real Madrid Vs Chelsea 27 April.

PSG Vs Man City: 28 April.

Wakhtiga la ciyaari doono kulamada lugta Lugta 2-aad:

Man City Vs PSG 4 May

Chelsea Vs Real Madrid 5 May

Sii Akhriso: U Gaar Ah Dumarka: 5 Nooc Oo Dumarka Ah Oo Ay Raggu Iska Ilaaliyaan Waliba Ayna U Soo Istaagin, Ayay Kala Yihiin?


Source: laacibfm.com

SHARE