Shabakada Opta Ee Uruurisa Xogta Kubada Cagta Oo Saadaalisay Kala Saraynta Kama Dambaynta Ah Ee Premeir League.

Kooxda Liverpool ayaa xog ahaan haatan ugu cad-cad ku dhamaysiga 4-ta boos ee ugu sareeya premeir League si ay uga ciyaarta champions League xilli ciyaareedka dambe sida laga soo xigtay xog uruuriyaha Opta.

Kadib markii Arbacadii laga reebay tartanka Europa League Xogtii ugu dambaysay ayaa war fiican siisay Reds iyaga oo u saadaaliyay in ay booska 4-aad kala bixi doonto chelsea iyo West Ham.

Inkasta oo ay 2 kooxoodba ka dambayso waliba 7 kulan ka dhimanyihiin dhamaadka xilli ciyaareedkan Opta ayaa saadaalisay in ay Reds ku dhamaysan doonto 4-ta boos ee ugu sareeya iyaga oo ku dhamaysan doona 67 lana dhibco noqon doona Leicester City.

Kooxda Jurgen Klopp ayaa 59% fursad u haysta in ay ku dhamaystaan boos ay kaga ciyaari karaan champions League xilli ciyaareedka dambe halka ay West Ham haysato 34.9% sidoo kale chelsea haysato 43.6%.

Our Sofascore.com graphic shows what Opta's final Premier League table looks like...

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: Fariimo Jacayl Oo Ka Ilmaysiinaya Gabadha Aad U Dirto, Hadda U Dir Gacalisadaada!


Source: laacibfm

SHARE