Goolhayaha Arsenal Ee Mat Ryan Oo Rikoodh Cajiib Ah Kala Baxay Kulankii Fulham.

Kooxda Arsenal ayaa bar-baro kala kulantay kooxda Fulham kulan ka tirsnaaa horyaalka premier League kana dhacay garoonka Emirates Staduim.

Arsenal ayaa dhalisay goolka wakhti dambe oo ciyaarta iyaga oo markii hore ee ciyaarta ku dambeeyay gool rikoodhe looga dhaliyay bilowgii qaybtii dambe.

Kadib bar-barahaas Goolhayaha Arsenal ee Mat Ryan ayaa rikoodh ka dhigay horyaalka Premeir League xilli ciyaareedkan kadib markii uu weerarka galay daqiiqadii ugu dambaysay.

Goolhaye Mat Ryan ayaa noqday Goolhayaha 2-aad ee xilli ciyaareedkan kubad ku taabtay goolka kooxda Fulham kadib Goolhaye Aaron Ramsdale oo laba jeer taabtay shabaqa.

Sii Akhriso: U Gaar Ah Ragga: 4 Su’aal Oo Cajiib Ah Oo Aad Waydiisid Gabadha Hadii Aad Jeceshahay, Waxyaabo Badan Ayay Kuu Kala Cadaynaysaa, Hadda Waydii.


Source: laacibfm

SHARE