Shaxda Rasmiga Ah Ee Leeds United Vs Liverpool: Klopp Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Leeds United kulan ka dhacaya garoonka Elland Road.

Tababare Klopp ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddiga Mohamed Salah halka uu sidoo kale kulanka gabi ahaan seegay xiddiga Nat Phillipes.

Dhanka kale Xiddigaha Jota, Mane iyo Firmino ayaa wada hogaaminaya weerarka Reds iyada oo uu Fabinho dib ugu laabtay daafaca dhexe kulanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Leeds United: Meslier, Ayling, Llorente, Struijk, Alioski, Phillips, Dallas, Roberts, Helder Costa, Harrison, Bamford

Kaydka: Casilla, Koch, Poveda, Hernandez, Berardi, Gelhardt, Klich, Shackleton, Davis

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Kabak, Fabinho, Robertson, Wijnaldum, Thiago, Milner, Jota, Firmino, Mane

Kaydka: Adrian, Keita, Salah, Tsimikas, Oxlade-Chamberlain, B Davies, R Williams, N.Williams, Shaqiri

Sii Akhriso: 5 Faa’iido Oo Uu Jacaylka U Leeyahay Naftaada, Waa Kuwo Cajiib Ah, Hadda Samayso Jacayl


Source: laacibfm

SHARE